Feysal Cali Waraabe oo Farmaajo ku eedeeyey inuu wado qorshe halis ku ah Somalia

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah UCID ee Somaliland Feysal Cali Waraabe oo ku sugan Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa faahfaahin ka bixiyey kulamo uu halkaasi kula qaatay siyaasiyiin caanka ah Soomaaliya oo uu kamid yahay Madaxweynaha Jubbaland iyo xubno kale. Waxaa uu sheegay in siyaasiyiinta ay ka wada hadleen kana tashadeen inay ka hortagaan qorshe … Continue reading Feysal Cali Waraabe oo Farmaajo ku eedeeyey inuu wado qorshe halis ku ah Somalia